Kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ayaa gudaha degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir ku dilay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee dowlad Goboleedka Galmudug oo lagu magacaabi jiray Farxiya…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay arrimaha amniga, howlgallada dalka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safiirka Marwykanka u fadhiya kulan xasaasi ah la yeeshay
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas. Madaxweynaha oo la wadaagay Danjire Linda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










