Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada dhul ballaaran oo ka tirsan degaannada dowlad Goboleedka Galmudug. Ciidamada oo wata Gaadiidka…
Warsan Radio
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xaaska hoggaamiyihii Daacish-ta Soomaaliya
Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo isticmaalaysay magacyada kala ah (Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa) ayaa loo soo xeray kamid ahaanshiyaha Daacish iyo u qaabilsanaanta arrimaha lacagta 21/03/2022. Degmada Hilwaa ee xaafadda suuqa…
DFS oo sheegtay in guul laga gaaray dagaalki Dhaqaalaha ee lagu qaaday Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa sheegay in lagu guulaystay dagaalkii dhaqaalaha ee dawladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaaday Al-Shabaab, waxaana uu tilmaamay in…
DFS oo Ammar dul-dhigtay Hay’adaha Gargaarka ee ku shaqeeya dalka dibaddiisa
Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku wargelisay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya Soomaaliya inay si buuxda ugu soo wada guuraan dalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









