Dowladda Mareykanka ayaa taageero u muujisey shirkii ay Magaalada Muqdisho Maanta ku yeesheen hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo dalalka ciidamadda ku taageeray howlgalka ATMIS. Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










