
Dowladda Mareykanka ayaa taageero u muujisey shirkii ay Magaalada Muqdisho Maanta ku yeesheen hoggaamiyeyaasha Soomaaliya iyo dalalka ciidamadda ku taageeray howlgalka ATMIS.
Qoraal kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu bogaadiyay midnimada ay hogaamiyeyaasha ku wajahayaan dagaalka AlShabaab iyo amniga Geeska Afrika.
