Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya dhul gariir khasaare badan geestay oo dalkaas ku dhuftay. “Anigoo ku hadlaya…
Author
Warsan Radio
Somaliland oo ku dhawaaqday inay gacan adag ku qabaneyso dadka hubeysan ee Laas-Caanood
written by Warsan Radio
Fadhi deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada JSomaliland oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada, shirkan oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayeen Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Mudane…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ugu yaraan 2,379 qof ayaa ku dhintay Dhul-gariirkii shalay ka dhacay K/Bari ee dalkaasi.Madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, Fu’aad Oktay ayaa ku dhawaaqay inay 2,379 qof ku dhinteen Dhul-gariirkii shalay, halka ay 14,483…










