Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Author
Warsan Radio
Jubbaland oo ku dhawaaqday wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa uu degaano katirsan gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay abaabulka howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo dhawaan laga fulinayo dhammaan degaannada Maamulkaas. Saraakiisha Ciidamada…










