Maxamed Farxan Bashiir Khamiis ayaa Alshabaab kaga biiray Xamar bishii Lixaad ee 2022, waxaana ku khalqaaliyay saxiibkiis, waxa uu tababar sadax maalin socday ku soo qaatay degmada Kuntuwaareey waxaana la…
Author
Warsan Radio
Maxay ka wada hadleen RW Xame & Ergayga Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Somaliland
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed. Labada mas’uul ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee dalka, la-dagaalanka Al-Shabaab , shuruucda horutebinta u leh amniga iyo…
Soomaaliya iyo Cuba oo ku heshiiyey inay dib u billaabaan xiriirka diblomaasi
written by Warsan Radio
Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda dblomaaisyadeed, sida ay sheegeen diblomaasiyiinta labada waddan. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa qaabilay safiirka Cuba…










