Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi iyo Af-fur ah u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay…
Author
Warsan Radio
Golaha Wasiirada Somaliland oo Go’aamiyay in dagaal lagu qaado Magaalada Laas-Caanood
written by Warsan Radio
Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenku Maamulkaas Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa waxaa lagaga…
Wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka billaawday gobolka Hiiraan
written by Warsan Radio
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida, Taliyaha qeybta 27-aad Gen.Tawane Ahmed Gureey iyo Taliyaha guutada 5-aad Col Bakaay iyo Taliyaha ururka 8-aad comaandooska…










