Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in Dhaq Dhaqaaqyo Ciidanka ay ka jiraan duleedka Waqooyi ee magaalada laascaanood ee xaruunta gobolka Sool. Ciidamadda Soomaaliland ee ku sugan Saldhiga Goojacadde…
Author
Warsan Radio
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo ay yeesheen Madaxda dalalka IGAD
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga. Madaxweynaha Dowladda…










