Hoos ka dhageyso finalka Tartan aqooneedka Idaacada Warsan oo caawa isku arkay xaafadaha kala ah Towfiiq A iyo Waaberi B. Dhageyso: Finalka Tartan aqooneedka Idaacada Warsan was last modified: April…
Warsan Radio
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa kala hadlay heshiiska OPEC+ ee lagu xaddidayo soo saarista shidaalka dhaxal-sugaha Sacuudiga, Maxamed bin Salmaan, isagoo taleefoon kula xiriiray Jimcihii, sida uu xaqiijiyay Ruushku. Labada…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xuseen Jimcaale Madaale iyo mas’uuliyiin uu Hogaaminayo ayaa xalay fuliyay howlgal lagu begsanayo kooxaha isticmaala waxyaabaha maanka dooriya & goobaha lagu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Midowga Yurub oo uga dhawaaqay Muqdisho mashaariic ay ku kacayso lacago fara badan
Midowga Yurub, ayaa Muqdisho uga dhawaaqay mashruuc ku kacaya 4.5 Milyan oo Yuuro. Mashruucani ayaa looggu talagalay xasilinta deegaannada iyo degmooyinka laga saaray ururka Al-Shabaab. Mashruucan ayaa siinaya deegaannada laga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala, halkaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeedka dalalka Ciidamadooda ka qeyb-qaadanayaan xasilinta iyo nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda…








