Shir ay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku yeesheen Siyaasiinta mucaaradka Puntland ee ku midoobay madasha siyaasada Puntland, ayay ku sheegeen in doorashada golayaasha degaanka ee soo socota ay…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Midowga Yurub kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab & fatahaadaha
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladaha guud…
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed?
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed…









