Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Jedah kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan Bin C/casiis Aala-Sucuud iyo Wasiiro katirsan dalkaas. Kulanka labada dhinac…
DFS oo shaacisay in dib loo dhigay Imtixaanka shahaadiga ee Ardayda Baladweyne
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in ardayda wax ka barata Magaalada Beledwayne ee Xarunta Gobolka ee Hiiraan ee Hirshabeelle dib loogu dhigay imtixaanaadka dowladda.…










