Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa isagoo soo xirayay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed ka dalbaday in in laga qayb qaato dib u…
Author
Warsan Radio
Wasaaradda Waxbarashada iyo Booliska oo ka shiray Amniga Imtixaanka Sanadkan
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyey in ay ka shaqeeyaan Amniga iyo Amaanada Imtixaanka. Wasiir Faarax…
Maantay oo Taariikhdu tahay 23/05/2023, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Dagmada Hodan Howlgal ay maanta sameeyeen waxey kusoo qabteen eedeysan, Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf oo ka ganacsanayay maandooriye is…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










