Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Axmed Mayre Makaraan ayaa tagay dhul beereed ay isku heesteen beelo walaalo ah oo wada dega deegaano hoosyimaada Jowhar Guddoomiyaha ayaa goobta…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay ka mid noqoshada Urur Goboleedka Dallada Bulshada Bariga Afrika
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika ee (EAC), taas…








