Askari ka Tirsan Ciidamadda Degaanka Gubadleey ayaa maanta dil ugu geystay Suuqa Dayax Qof shacab ahaa. Hay’adahaa Amniga ayaa Deegaanka Gubadley ka soo qabtay Nuur Cabdullahi Axmed Diimoow oo lagu…
Author
Warsan Radio
RW Xamse oo sheegy in Xukuumaddiisu ay qaadeyso Tallaabo ka dhan ah kooxaha Faafiya wararka been Abuurka ah
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee ay Bulshada ku Leeyihiin. Shirkan oo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda Sacuudi Carabiya. Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha…








