Author
Warsan Radio
Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo Taageeray go’aannada shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
written by Warsan Radio
Wakiilo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraatka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa yeeshay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar, waxayna ka wadahadleen xaaladda Soomaaliya, si gaar arrimaha amniga, siyaasadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










