Afar askar oo ka tirsan ciidamada Uganda ayaa muddo lix maalmood ah is qarinayey, si ay uga badbaadaan Al-Shabaab oo la wareegtay saldhiggoodii Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeen…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay Soomaaliya Marwo Catriona Laing. Madaxweyne Dr…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










