Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idacada Warsan,Todobaadkaan Barnaamijka waxaa marti ku ah Tafatiraha Idaacada Warsan ahna qof dhalanyara ah Heer lataaban karana ka gaaray dhanka saxaafada. Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada Idaacada…
Warsan Radio
Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka
Taliyaha Ciidamadsa xoogga dalka ayaa loo magacaabay Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin oo hore usoo noqday taliyaha guutada 60aad ee ilaalada madaxtooyada dalka. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka.Madaxweynaha ayaa khudbad…
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal xalay saqdii dhexe Magaalada Garoowe ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwo taageersan Siyaasiyiinta mucaaradka ee diidanaa furista Dastuurka Puntland.Dagaalka oo…