Markii shanaad ayay xeer ilaalintu ka codsatay maxkamadda in Wariye Bushaaro Baande xabsiga lagusii hayo. Saaka ayaa afar cisho in ay sii xidhnaato maxkamaddu u xalaalaysay xeer ilaalinta oo kiiskeeda…
Warsan Radio
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta ka qabsoomay magaalada muqdisho. Shirka ayaa waxaa looga hadlay amniga…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Beesha Caalamka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalka, waxaana uu kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go’aamada Golaha…
Dowladda Shiinaha oo jabsatay boqolaal hay’adood iyo wasaarado, caalamka oo dhan ah
Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal…
Madaxweyne Deni oo xilka ka qaaday Wasiirkii Amniga Puntlaand iyo Wasiir kale
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26, 17 June 2023, Kuna saabsan xil ka qaadis.Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.Markuu arkay: …
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










