Dalka Jabuuti ayaa waxaaa xalay si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyay Shir Madaxeedkii 14aad ee Urur Goboleedka IGAD Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa intii uu shirka Socday isla gartay…
Author
Warsan Radio
Madaxyooyada Soomaaliya ayaa shaacisay qodobadii ugu muhiimsanaa Warmurtiyeedkii laga soo saaray Meertada 14aad ee Shirkii Madaxda Urur Hoboleedka IGAD. Nuxurka Warmurtiyeedka ayaa waxaa kamid ahaa in Soomaaliya la siiyo Ku-xigeenka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










