Ciidamada Booliska ee sida Millateriga u tababaran ayaa howlgallo xoogan waxaa ay xalay ka sameeyeen xaafado katirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir, iyada oo lagu soo qabtay waxyaabaha maanka dooriya…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Taliyaha Saldhiga Bartamaha Bosaso dhamme Cabdilaahi Faras iyo ciidamo uu hogaaminayay ayaa Xalay sameeyay Howlgalo ka dhan ah Maandooriyaha waxaana inta ay howlgaladu socday lagu burburiyay Warshad khamriga lagu sameeynayay…









