Wasiir ku xigeen wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa safiirka ku xigeenka safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya kala wareegay gargaar bini’aadanimo oo…
Warsan Radio
Dhageysiga Dacwadda Eedaysanayaal ka tirsan Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada oo socota
Maxkmadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysanaysa dacwadda loo haysto eedeysanayaal ka tirsan hay’adaha dowladda oo horay loogu soo eedeeyay musuq-maasuq. Dacwadda ay maanta Maxakamada Gobolka Banaadir dhageysanayso ayaa si gaar…
RW Xamse Barre “Degmo kasta si nabad galyo ah ayay Mas’aaliyiintu ku tagi karaan”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha nabad galayada iyo maamulka Gobalka Banaadir.Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Todobaadkaan waxa uu kusaabsanyahay Saameynta uu dhalanyarada kuleeyahay Aplicationka 1xbet Waxaana Marti Ku ah pro. Ali Mohamed Kuusoow Waxaana idin soo diyaariyey Sadam Hial Dhageysi Wacan. Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyarada…
Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha ee Ruushka, Yevgeny Prigozhin, ayaa sheegay in ciidamadiisa Wagner ay aad ugu mashquulsanyihiin maalmahaan, shaqaaleysiinta ciidamo cusub.Wuxuu baahiyay farriin cusub iyadoo lagu jiro olole rasmi…










