Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer Booqasho ah ku tagay Xerooyinka General Daaud iyo Xerada tababarka Gen dhaga Badan ee Duleedka Magaalada Muqdisho.Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Xerooyinka Ciidanka Xoogga Dalka Halkaasi oo ay ka Socdeen Howlo shaqo oo Muhiim ah.