Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhalanyrada Idaacada Warsan oo idin soo diyaariyay Sadam Hilal.
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
SAFICT oo War kasoo saartay Go’aanka DFS ku xireyso aaladaha TikTok iyo Telegram
SAFICT waxa ay ogsoon tahay go’aankii dhawaan ay soo saartay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee looga mamnuucayo gudaha Soomaaliya aaladaha dhijitaalka ee gaarka loo leeyahay, sida TikTok, Telegram, iyo 1XBET,…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeellle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga, Cadaaladda iyo Xalinta Khilaafaadka. Shirkaan oo ay kasoo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
MW Xasan Sheekh oo tagay Xarunta laga hagayo Wajiga Labaad ee dagaalka AL-Shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada xoogga dalka oo u jiheeyay shaqadoodii Qaran.Madaxweyanaha ayaa waxaa warbixin siiyey…
Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Addis Ababa
Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia danjire Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Ethiopia Ambassador Darren Welch, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka…










