Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, Haween deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la qorshaynayey inay halkaas ku dhamaystaan waxbarashadooda heerka jaamacadeed.Khalaf…
Warsan Radio
Ciidamada Hay’adaha Amniga ayaa xalay howlgallo ka sameeyay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.Howlgalka ayaa Ciidamada Hay’adaha Amniga waxa ay ka sameeyeen Xaaafado ka tirsan degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid .Sidoo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 66-aad iyo 83-aad guutada 14-ka Oktoobar ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay tuulooyin u dhow degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay…
Shirka Golaha wadatashiga oo ka furmaayo dhuusamareeb & laftagareen oo gaaray
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee Caasimada Galmudug.Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) Madaxweyne ku xigeenka, Guddoomiyaha Baarlamaanka,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi…










