Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada hubeysan ee degaanka ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigay Degmada Qadiimiga ah Ee Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhowrkii sano ee la…
Warsan Radio
kadib Qabsashadii Ceelbuur MW Xasan Sheekh oo isugu yeeray Waxgaradka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga saarayo Alshsbaab…
Madaxweyne Xasan sheekh oo Siyaasiyiinta Galmudug kala hadlay Xasisilinta degaanadii laga saaray Alshabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu wado in uu furmo Magaalada Dhuusamareeb
Shirka Golaha Wadatashiga qatan ayaa saacadaha soo socda laagu wadaaa in uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada Dawlada Goboleedka GalmudugMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Xasan sheikh Maxamuud oo ku sugan Magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka.Madaxda heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa…
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ka Dooday Akhrinta 2aad ee Hindise sharciyeedka Hawlgabka
Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 21- aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana ku weheliyay Guddoomiye…
Aqalka sare oo maanta Ansixiyay Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyeen ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankiisa 7-aad ee kalfadhiga Saddexaad ee Golaha Aqalka Sare oo…










