Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Warsan Radio
Duqa Muqdisho oo shacabka Caasimadda u diray farriin la xiriirta Dagaalka AS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada lagula dagaalamayo Al-Shabaab ayaa sheegay in dhammaan shacabka gobolka Banaadir looga baahanyahay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Hafow Abdulkadir Ibraahim oo loo yaqaano (Saabir ) kana tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta 60-aad ee howlgasha deegaanada dowlad Goboleedka Koonfur galbeed.Hafow…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa inta uu joogo…








