Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Firdhiye.Madaxweynaha ayaa warbixin…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni xalay ku dhawaaqay in doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo tan Madaxtnimada Maamulka Puntland ay noqon doonto nidaamka doorasho qof iyo Cod ah.Madaxweyne Deni oo…
Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne,waxaana Socdaalkaan ku wehliyey,Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay ahna…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










