Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa khudbad uu jeediyay waxaa uu kaga hadlay dagaalka u dhaxeeya ururka Xamaas iyo ciidamada Israa’iil.Biden ayaa dhanka kale waxaa uu cambaareeyey weerarka xamaas ay ku…
Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta.Kulanka labada Guddoomiye ayaa looga hadlay sidii…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta Al cadaala iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray rugaha Ciidanka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda PuntlandMadaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay:…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan magaalada Kismaayo kala goostay Gaari…










