Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa hoyga uu ka deganyahay caasimadda Soomaliya ee Muqdisho ku qaabilay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo ugu…
Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka diyaar-gorow ee digniinaha la xiriira roobabka iyo fataahadda laga cabsi qabo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye warbixin ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo sida la sheegay lagu dilay xubno katirsan Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.Howlgalka ayaa…










