laba caruur ah ayaa ku geeriyootay Hoobiye kusoo dahcay guri uu deganaa xildhibaan ka tirsan golaha shacabka. Laba caruur ah ayaa gu geeriyootay Hoobiye kusoo dhacay guri uu deganaa xildhibaan…
Warsan Radio
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug.Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
MW Xasan Sheekh oo kormeeray xeryaha ay tababarka ee ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka…