Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Dr; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaas oo uu kaga qayb geli doono shirka Midowga Yurub iyo waddamada soo koraya.Madaxwaynaha…
Warsan Radio
Deni “Golaha Wadatashiga maaha dalad Dastuuri ah oo Go’aan ka gaari karta masiirka dalka”
Madaxweynaha Dowlad gobileedka Puntland, Saciid Deni ayaa weerar afka ah ku qaaday Masuuliyiinta Golaha wadatashiga Qaran, oo ka kooban dowladda dhexe, dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.Siciid Cabdullaahi Deni oo…
Midowga Yurub oo Xoojinaya taageerada Somalia ee ku aaddan dagaalka AL-Shabaab
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson oo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay…
Guddoomiye Yabooh “Shacabka Muqdisho waxa koowaad ay u baahan yihiin waa Amni”
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Feysal Caraale Afrax ayaa kormeer ay ugu kuur-galayeen xaaladda amni ee Caasimadda…










