August 17, 2026

Israa’iil ayaa duqaysay guriga Wariye ka tirsan Aljazeera oo live ku jiray

0
0B3642C9-16CF-4209-87A2-6B525B651694

Wariyaha Aljazeera ee Gaza Wael Aldaxduux ayaa xubna qoyskiisa ka tirsan ku geeriyoodeen duqayn ay geysatay Israa’iil.Xaaska wariyaha, Wiil iyo Gabar uu dhalay ayaa ku heeriyooday duqayn ka dhacday goob ay kusoo qaxeen qowska wariyaha.Yahuudda ayaa duqayn arxan la’aan ah ka wadda marinka Gaza, waxaana sidaan oo kale ay u dileen wariyihii Aljazeera ee Shriin Abu Caaqil oo kasoo warami jirtay halkas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *