Qaramada ayaa shalay gelinki danbe xilliga Bariga Mareykanka ku baaqday xabbad-joojin ban’aadannimo oo deg deg ah oo laga dhaqan-geliyo Marinka Gaza, kaddib kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan sheekh oo madaxda Maraykanka kala hadlay xoojinta la dagaalanka Alshabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalla Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington,ku simaha Xoghayaha Difaaca dalkaas Marwo Victoria Nuland ayaa kala…










