Waxaa Xarunta Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe la wareegay Ciidamo gaar ah oo ka tirsan kuwa PMPF ee Puntland, kuwaasi oo la sheegay inuu ku amray Madaxweyne Saciid…
Warsan Radio
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Amniga Gudaha ee XFS iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta xarig jaray dhismaha qeyba cusub oo…
Taliyaha Nabad-sugidda dowlad Goboleedka Hirshabeelle Macallin Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan Booliiska ayaa ku baxay dagaal beeleed saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Saadad Caliyow, qaybna uu ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo…
Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa looga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Dalka Kuweyt, halkaasi oo uu u tagay arimo ku aaddan geerida Boqorkii dalkaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqasho-tacsiyeed ku tagay…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, sida sida ay sheegen Saraakiisha Ciidanka Xoogga. deegaanada ay ciidamada la wareegayn ayaa kala…










