Dowladda Shiinaha ayaa dil toogasho ah ku fulisay lamaane si xun u dilay labo caruur ah,ayaga oo ka tuuray daaqadda guri dabaq ah. Zhang Bo aabaha dhalay carruurta iyo Ye…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
DFS oo Shirweyne ka sheegtay khatar ay leedahay xad-gudubka ay sameeysay Itoobiya
Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ku bahoobey Isbaheysiga Militeriga La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagaxisada…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir. Shirkaan oo ka qabsoomay Xarunta dowladda Hoose ee Xamar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka iyo dowladda Namibia ee uga tacsiyeeyay geeriyooday H.E. Dr. Hage G. Geingob, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Namibia. “Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa…










