Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la baaro xasuuqa maamulka Abiy Axmed ka wado gobolka Amxaarada ee waqooyiga Itoobiya. Danjiraha Mareykanka ee Addis Ababa Ervin Massinga ayaa sheegay in ay…
Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka Isutaga Imaaraatka Carabta saraakiisha ku naf waayey weerarka argagixisanimo ee…
Wasaaradda Gaashaandhigga Imaaraadka Carabta ayaa shaaca ka qaaday saraakiisha looga dilay Weerarkii xalay Askari kamid ah ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda uu ka fuliyay Xerada Jeneraal Gordan…
MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadatshi ah kula qaatay Xildhibaannada haweenka ah ee ka tirsan Golaha shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa…
Axmed Madobe oo Shir Guddoomiyay kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha wasiirada Jubaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ay yeesheen golaha wasiirada Jubaland. Kulanka ayaa warbixin lagaga dhagaysanayay guddiga Kormeerka Wasaaraddaha Jubaland…









