Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix, iyagoo kawada hadlay muhiimadda ay leedahay nabadda Iyo xasilloonida Soomaaliya Iyo…
Author
Warsan Radio
RW Xamse oo bixiyay amar ku aaddan muwaadin ka tirsanaa Hey’adda Duulista oo Muqdisho lagu dilay
written by Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada laga gaaray adeegga iyo maamulka Hawada Soomaaliya, Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo…
Maxkamadda G/Banaadir ayaa mudeysay dhageysiga Dacwadda ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho. Maxkamadda Gobolka ayaa sheegtay in maalinta Arbacada ee…
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo billawday Dhageysiga Dacwadda Eedaysane Sayid Cali.
written by Warsan Radio
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa bilowday dhageysiga dacwada Sayid Cali Macalin Daauud oo dhawaan Xaaskiisa ku gubay Magaalada Muqdisho, waxaana hadda socda dhageysiga dacwadda. Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah…










