Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor-dhow cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis-kii taariikhiga ahaa oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga…
Author
Warsan Radio
Golaha wasiirrada oo ansixiyey Heshiis ay wada galeen Turkiga iyo Soomaaliya
written by Warsan Radio
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha. Ra’iisul…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Baashe Yuusuf Axmed iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Kismaayo ee Caasimadda Ku-meel-gaarka ah ee Dawlad-Gobaleedka Jubbaland. Guddoomiyaha ayaa magaalada Kismaayo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…









