Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada baaristaan ay ku sameeyeen Meydka Marxuum Cabdinasir Muuse Dahable, oo dhawaan lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasi oo Meydkiisa shalay laga dejiyay magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud…
Author
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee Baarlamaanka JFS. Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada…
DFS oo shaacisay inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka Duulimaadyada isticmaala hawada
written by Warsan Radio
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya, xilli toddobaadyadii la soo dhaafay uu jiray walaac ku saabsan qaabka…
– War Saxaafadeed – kulanka Wasiirka Waxbarashada Wasiir Faarax Cabdiqaadir iyo Madaxa Hay’adda USAID Somalia
written by Warsan Radio
Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka go’an ballaarinta waxbarasho tayo leh oo ay helaan carruurta SoomaaliyeedMuqdisho: Kordhinta helitaanka fursado waxbarasho oo tayo leh ayaa ah mudnaanta koowaad ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha…










