Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa saaka oo sabti ah waxa ay weerar ku qaadeen deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen…
Author
Warsan Radio
MW Xasan “Xadgudubka Itoobiya waxay wiiqaysaa dadaallada caalamiga ah ee xasilinta Badda Cas”
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Madasha Diblumaasiyadda Antalya ee dalka Turkiga ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay xasilloonida marinnada muhiimka…
Guudlaawe “Waxaa naga go’an in Hirshabeelle oo dhan inay ka dhacdo Doorasho Gole deegaan”
written by Warsan Radio
Munaasabada caleema-saarka Xildhibaanada cusub ee Golaha deegaanka degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa xalay ka dhacday magaaladaasi, kuwaasi oo bilo kahor doorashadooda ka dhacday Jowhar. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi…
Guudlaawe oo dhagax dhigay Jidka isku xira Garoonka Maxamed Dheere iyo M/Jowhar
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto Garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan oo u xil-saaran dhismaha waddada ayaa madaxweynaha u…










