Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, ayaa Munaasabadd kooban oo markale ka dhacday Garoonka Aadan Cade waxa ay kula wareegtay Shixnadi Labaad oo gargaar ah oo Dowladda Imaraadka Carabta dadka Soomaaliyeed ugu…
Author
Warsan Radio
Waxaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku soo gebogaboobay shirka horumarinta Maaliyadda ee IMF iyo hay’adaha Dowladda, kaasoo muddo toddobaad ah ka socday magaaladaas. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Baarlamaanka oo u yeeray Wasiir Fardowsa, kadib dhacdadii Garoonka Aadan Cadde
written by Warsan Radio
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Fardowsa Maxamed Cigaal, taasi oo hortageysa Baarlamaanka kulanka maalinta berri yeelanayaan Golaha Xildhibaanada ayaa Wasiirad…
SoDMA iyo Safaaradda Shiinaha oo gaaray heshiis wada-shaqeyn oo waji cusub furaya
written by Warsan Radio
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Md. Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya H.E Fei Shengchao. Kulanka ayaa diiradda…










