Komaandooska Ciiddanka Badda ee dalka Hindiya ayaa ku dhawaaqay inay Hawlgal qaatay muddo 40 Saacadood ku soo furteen Markabka Xamuulka ee MV Ruen oo ay Burcad-baddeed Soomaali ah horey u…
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa duhurnimadii Maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u ambabaxay dalka…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isagoo ka duulaya barnaamijka wax-qabadka xukuumadda ee Hormarinta Wax-soo-saarka iyo kobcinta Dhaqaalaha, wuxuu xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin u magacaabay Guddiga…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa Eriteriya Asaias Afewerki
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki. Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay…
Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya dalka Sacuudiga kaga qayb galaya shirka Isbaheysiga Ciidanka Wadamada Islaamka ee la dagaalanka waxa loogu yeero argagaxisadda. Wafdigaa matalaya dowladda feraalka Soomaaliya, waxaa hoggaaminaya…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Cadaalada & Dastuurka XFS, Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga & Siyaasadda…










