Dadka isticamaala baraha bulshada shirkadda Meta, sida Facebook, isla markaana lacagta ka sameeya ee ku nool dalka Kenya ayaa heli doona fursad ay gudaha dalkaas lacag uga sameyn karaan ciwaanadooda.…
Author
Warsan Radio
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhow gaaray magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha Jeneraal…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagula dagaalamayo Al-Shabaab ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka.…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada difaaca dalkaas, sida ay sheegtay dowladda Uganda. Ku dhawaaqista wasaaradda gaashaandhigga ayaa daba socotay hadal heyn sanado…










