hoos ka dhagayso warka galabnimo ee warbaahinta warsan ee ay noo soo jeedinayso wariyadeena muna xusen
Warsan Radio
Ra’iisul Wasaare hamze oo guddoomiyey kulan looga hadlay sare u qaadista wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey sidii kor loogu qaadi lahaa wax-soo-saarka iyo kaabayaasha dhaqaalaha dalka, taas oo ku saleysan qorshaha Xukuumadda…
Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Hirshabeelle oo ka qabsoomay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ugu horreyn waxaa xilalka loo…
Bannaanbax ballaaran ayaa maanta ka dhacaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo haatan uu socda qaban-qaabadii ugu dambeysay ee bannaanbaxaasi. Bannaanxa oo uu soo qaban-qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa ah…
Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qayb galay Banaanbax ka dhacay Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kumanaan ka tirsan Shacabka Gobolka Banaadir ee Caasimadda Muqdisho kala qeyb-galay Banaanbax ay ku taageerayaan Dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda…










