Masaajidka ugu weyn Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Cali Jimcaale, ayaa dhawaan waxaa Maamulka Masaajidkaas kasoo baxay awaamiir lagu kala saarayo dadka ku ictikaafaya masaajidka maadama ay badan yihiin .…
hoos ka dhagayso warka subaxnimo ee warbaahinta warsan oo uu noo soo jeedinayo wariyahena mohamed (caskaawi) DHAGAYSO:- warka subaxnimo ee warbaahinta warsan was last modified: March 27th, 2024 by Warsan…
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ee dowladda Hirshabelle Muuse Salaad Weliye ayaa ka amba-baxay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi. Guddoomiyaha oo safar dhanka dhulka ah uga soo amba baxay Jowhar…
ilaalada xeebaha Mareykanka ayaa sheegay in lix qof weli la la’yahay ka dib markii markab konteenar ah uu soo riday buundada muhiimka ah ee magaalada Baltimore. Waxay sheegeen in dadkaasi…
Markabka laga leeyahay dalka Bangladesh ee u afduuban burcad-badeedda Soomaalida ayaa la filayaa inuu dhowaan ka go’o saadka. MV Abdullah ayaa weli u afduubay burcad-badeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya…