Todobo saxafi ayaa ku dhaawacantay duqeyn cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay barxadda cisbitaal ku yaalla bartamaha Gaza. Afar xubnood oo ka tirsan kooxda Islamic Jihad (IJ) ayaa lagu…
Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha muddo xileedkiisa diblumaasiyaseed uu dhammaaday ee Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha u fadhiyey dalkeenna, Safiir…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Arrimaha Caafimaadka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed Nuur jilley. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa …
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo Sida ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya. Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Dowladda Madaxweynaha oo casuumaad rasmi ah…
Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista Agaasimaha cusub ee Hay’adda NISA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo…










