Dowladaha Soomaaliya iyo Finland ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan xiriirka labada dal. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed…
Author
Warsan Radio
Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Cabdifataax Xasan Faarax iyo Wasiirka Boostada iyo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiir Ku-xigeennada Wasaaradaha Waxbarashada, Qorsheynta iyo Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo saaka ka qabsoomtay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland,…
Ciidanka degaanka Xamar oo soo saaray go’aamo ku aaddan la dagaallanka maandooriyaha
written by Warsan Radio
Taliyaha howlgelinta Ciidanka ilaalinta deegaanka Xamar Sharma’arke Caddow Tuur-Yare ayaa sheegay in dowladda hoose ay ka go’an tahay la dagaallanka maandooriyaha. Taliyaha oo saxaafadda kula hadlayay xafiiskiisa ayaa sheegay in…









