Wararka naga soogaaray Gobolka Gedo ee Demooyinka Luuq iyo Dooloow ayaa Sheegaya in ay habeenkii Khamiistii uu da`ay roobab xoogan oo aad loogu diirsaday dhanka kale ayaa waxaa soo baxaya…
Author
Warsan Radio
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, kaasoo isugu jira, xil ka qaadis, isku bedel iyo magacaabis xilal cusub. Wareegto ka soo baxday xafiiska…
Wararka kasoo baxaya Maamulka Puntland ayaa sheegaya in ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Qandala
written by Warsan Radio
Ciidamada Puntland ayaa tan iyo shalay kula dagaalamayay Daacish Qandala iyo nawaaxigeeda. Hase ahaatee maanta ayay ciidama Puntland sheegeen inay Qandala la wareegeen. Taliyaha ciidanka badda ee Puntland kolonel C/Naasir…
Daawo Sawiro:Go’aanadii Ka Soo Baxay Shir Sanadeedka 2016 ee Dalladda Koonfur Galbeed Sweden ee Magaalada Göteborg, Sweden.
written by Warsan Radio
Shir sanadeedka dalladda KGS sweden waxaa ka qeybqaatay sanadkaan 2016 jaaliyadaha KGS ee degen wadanka Sweden, gaar ahaan, magaalooyinka Göteborg, Borås, Falköping, Stockholm, Örebro, iyo Jaaliyadaha Hällaförs iyo Gävle oo…




