Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah looga furay Shirka Ururka Bariga Afrika (EACON 2025), kaas oo socon doona muddo laba maalmood ah, 7–8 Oktoobar. Shirka waxaa si rasmi ah…
Warsan Radio
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde International Airport Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Pål Jonson, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo…
Dowladda Soomaaliya oo sharraxaad ka bixisay sababta loo horumarinayo Luuqadda Sawaaxiliga
Xilli ay dhowaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ku amartay jaamacadaha dalka in ay horumariyaan barashada Luuqadda Sawaaxiliga, ayaa arrintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya, Danjire Ilyaas Cali Xasan.…
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo daahfuray Kormeerka Hirgelinta Mashruuca Isdhexgalka Dijitaalka Bariga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Soomaali, ayaa si rasmi ah u daahfuray Kormeerka Hirgelinta Mashruuca Isdhexgalka Dijitaalka Bariga Afrika (The Eastern Africa Regional Digital Integration…
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulamo gaar ah kula qaadatay qaar ka mid ah Safiirada dalalka caalamka…
Taliyaha Booliska Soomaaliya oo saraakiisha kala shiray sugoda amniga Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee amniga Caasimadda. Kulanka oo ay ka qaybgaleen dhammaan saraakiisha Booliska ee ka howl-gala Muqdisho,…
Uganda iyo Soomaaliya ayaa dhawaan kala saxiixday saddex heshiis-isfahan si kor loogu qaado iskaashiga dhinacyada amniga, waxbarashada, iyo maamulka socdaalka. Heshiisyadan ayaa la soo gebagebeeyey shalay markii la soo gebagebeeyey…










